Ku kalsoonow safarkaagan nololeed oo ha nicin nolosha iyo marxaladaheeda kala duwan ee qadhaadh Duruuf kasta oo ku haysata waa ku meel gaadh oo waa wax maalmo kooban sii jiraya. Ha werwerin naftaada jeclow rajadaada xooji way iman doontaa bishaaradii naftaaduye Insha Allah , π️✨π πΏπ₯³.
No comments:
Post a Comment